Xuska 14-ka Oktoobar oo Muqdisho lagu qabtay & Madaxda DF oo ka qeyb gashay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qayb galay kulan duco ah oo lagu xusayay Shuhadadii ku shahiiday weerarkii arxandarada ee ay argagixisadu la beegsadeen shacabka Soomaaliyeed ee ku sugnaa Zoobe, ayaa culimada ugu baaqay in bulashada ay ku hagaan sidii loo dabar jari lahaa fikirka xagjirka. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad … Continue reading Xuska 14-ka Oktoobar oo Muqdisho lagu qabtay & Madaxda DF oo ka qeyb gashay (Sawirro)